SAWIRRO:Gudoomiye Yariisow oo dib ugu laabtey Degmada Diinsoor

Gudoomiyaha Degmada Dinsoor Mudane Ibrahim Maxamed Nur (Shig Shigow) oo maanta dib ugu laabtay Degmada Diinsoor ka dib ka qaybgalkii Shirkii Gudoomiyeyaasha Gobolada iyo Degmooyinka Koonfurgalbeed Ee Magaalada Baydhabo ee Xarunta Kumeel-Gaarka .

Guddoomiyaha Waxaa ku soo dhaweeyey garoonka diyaaradaha magaalada Dinsoor mas’uuliyiin katirsan Maamulka Degmada, Odayaasha dhaqanka, Ururka Dhalinyarada, Ururka Haweenka, Fanka iyo dhamaan qeybaha kala duwan ee Bulshada ku dhaqan Degmadan.

.

.