Sawirro;Sidda RW kheyre loogu soo dhaweeyay Baydhabo

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo Wafdi uu hoggaaminaayo ayaa Goordhow gaaray Magaalada Baydhabo ee Caasimadda KMG ah ee maamulka Koonfur Galbeed.

Waxaa lagu waddaa in uu ka qeyb galo Shirka Golaha Amniga Qaranka oo Berri ka furmaya Magaalada Baydhabo