Shacabka kunool Number50 ee Gobolka Shabeelaha Hoose Codsi usoo Jeediyeen Sheikh Mukhtaar Roobow in uu isa Soo Sharaxo

Shacabka kunool number50 ee gobolka shabeelaha hoose oo taageerey musharaxnimada sheikh mukhtaar roobow
Wararka ka imaanaya gobolka shabeelaha hoose ayaa sheegaya in manta shir ay isgu yimaadeen qaar kamid ah bulshada kudhaqan number50 ay codsi usoo jeediyeen sheikh mukhtaar roobow in uu isa soo sharaxo xilka madaxweynaha koonfur galbeed oo dhowaan lafilaayo in ay kadhacdo koonfur galbeed  Soomaaliya kulanka ayaa lasheegey in ay ku koobnaayeen guud ahaan bulshada qeybaheeda kaladuwan
Qodobada shirka ka Soo baxa goor dhow ayaan idin soo gudbin doonaan.