Shir looga hadlayo Xasilinta G/Shabelaha Hoose oo Muqdisho lagu qabtey SAWIRO

Shirka Labadii isbuucba mar lagu qabto magaalada Muqdisho ee ku saabsan Xasilinta Deegaanada Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa waxaa ka qeybgalay wasiir ku xigeenka Wasaarada Armaha Gudaha Dowladaha Hoose Iyo Dib U Heshiisiinta Dowlad Goboleedka Soomaliyeed ee Koonfur Galbeed Mudane Mahaad Mohamed Ciise,wasaaradda arimaha Gudaha dowlada soomaliya iyo hay’adaha Deeqbixiyaasha

Shirka ayaa waxaa si wadajir ah u daadihinaya Wasaaradaha Arimaha Gudaha dowlada Federaalka iyo tan Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Waxaa aad loogu eegaya arimaha Degmooyinka iyo Deegaanada gobolka shabeelaha hoose,