Shirka Guddoonada Baarlamaanada oo galay maalintii Labaad

Shirka Guddoonka Golayaasha Sharcidajinta ee Dalka oo Galay Maalintiisa 2-aad ayaa Goor dhow furmay Magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ah ee maamulka Koonfur Galbeed.
Shirkaan ayaa waxaa shir guddooninaya Gudoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari.
Waxaa ka qeyb galaya Shirkaan Guddoonada Baarlamaanada maamul goboleedyadda dalka ka jira.