Shirkadaha Isgaarsiinta oo War Saxaafadeed ka soo saaray guddiga Isgaarsiinta

Kulan  uu  qaban  qaabiyay   URURKA    SHIRKADDAHA    ISGAARSIINTA    SOMAALIYEED    (USIS)   oo  ah  Urur  ay ku  mideysan  yihiin qaar ka tirsan  Shirkadaha    bixiya    adeegyada    telefoonada    iyo    Internet-­‐ka    ayaa    ka    dhacay   magaalada    Muqdisho    27kii    Sept    2018, waxayna kasoo saareen qodobada hoose