Siminaar Loo Qabtay Dagmooyinka Magaalada Baydhabo IYO Degmada Berdaale

Wasaarada Haweenka Arimaha Qoyska Iyo Xuquuqul Insaanka Dowlad Goboleedka koonfur Galbeed Somalia Ayaa Maanta Siminaar Socon Doono Mudo 2Maalmood Ah Kuna Saabsan Awoodsiinta Haweenka Ka Qeyb qaadashada Siyaasada Ku Qabatay Horyaal Hotelee Magalada Baydhabo.

Siminaarka ayaa Waxaa Loo Qabtay Dagmooyinka Magaalada Baydhabo IYO Degmada Berdaale furitaanka Siminaarkaasi
waxaana Goobjoog ka ahaa Gudoomiye Ku Xigeenka Maamulka Iyo Maaliyada Degmada Baydhabo Yuusuf Barre Iyo Gudoomiyaha Dagmada Berdaale Mudane Mohamed Aracase iyo sidoo kale Gudoomiyaha Haweenka Gobolka Baay Maama Muraayo Iyo Gudoomiyaaasha 10ka Xaafadooda ee Magalada Baydhabo.

Waxaana Daahfuray Kulanka Agaasimaha Wasaarada Haweenka iyo Xuquuqul Insaanka Koonfur Galeed Mudane Yussuf.