(Somali-Maay Conference) Oo ka furmay wadanka Sweden.

Kulankan oo ah mid looga hadlayo horumarinta luuqadda Maayga iyo dhaqanka dadka ku hadla afka Maay, ayaa waxaa soo qabanqaabiyay jaaliyadda Soomaalida Sweden iyo Hayadda CPBI oo ah hay’ad u ololeeysa dhismaha nabadda.

Waxaa kulanka goobjoog ka ah aqoonyahanno dhanka luuqadda ah iyo waxgarad ka kala socda wadamada aduunka.

Waxaad si toos ah shirka uga daawan kartaan bogga CPBI (Center for peace buiding initiative) ee Facebook
SAWIRADA HOOS KA DAAWO