Somaliya 39 qof oo laga helay cudurka Karoonaha

Wasaaradda Caafimaadka dowladda Soomaaliya ayaa faahfaahisay kiisaskii ugu dambeeyay ee cudurka Karoonaha ee Soomaaliya, Waxaana ay sheegtay in ay jiraan qaar ka mid ah gobolada dalka uu cudurka uu kusii kordhayo halka gobolka Banaadir oo aheyd halkii ugu badneyd uu hoos u dhacay.

Tirada 48 saac ee ugu dambaysay laga baaray COVID-19 guud ahaan wadanka: 1,603

o Laga Helay: 39

o Puntland: 23

o Jubbaland: 12

o Somaliland:3

o Banadir:1

o Lab: 19

o Dhedig: 20

o Bogsashada: 2

o Dhimasho: 0

Tirada Guud ee Laga Helay: 15,162

Bogsashada Guud: 7,277

Dhimashada Guud: 781