Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo Magacaabis Sameeyay

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Cabdi Xasan Xijaar ayaa Magacaabay taliyeyaal Cusub.

Taliyaha Ciidanka Booliska ayaa Taliyaha saldhiga booliiska garoonka Aadan Cadde U magacaabay Cabdifitaax Bashiir Mire Cali

Taliyaha akademiyada boliiska ayaa loo Magacaabay Cabdikariin Macalin


Taliyaha Miina Baarista boliiska ayaa sidoo kale loo Magacaabay Taliye lagu Magacaabo Asad oo ahaa ka mid ahaa Saraakiisha Ciidanka Miino baarista.

Maalmihii lasoo dhaafay ayaa waxaa socday Isbedelo lagu sameynaayay taliska iyo Saldhigyadda Ciidanka Booliska Soomaaliyeed