Tartan Aqooneedka Bisha Ramadaan ee Radio Baidoa oo ay ku Tartameen xaafadaha Cadaada B. iyo Horseed B

Cadaada OO Ka Adkaatey Horseed

Xaafada Cadaada iyo xafada Horseed ee magalada baydhabo ayaa caawa ku tartamey Tartan Aqooneedka radio baidoa

Labadan xaafadood oo soo bandhigay Kartidooda aqooneed ayaa tartankooda waxa uu ku soo idlaaday 14 dhibcood oo ay la timid tartamiyasha xafada Cadadaa (B) iyo 7 dhibcood oo ay keensatay tartamiyasha xaafada Horseed (B)

Sidaas daraadeed waxaa caawa guusha la hoyday Tartamiyaasha xafada Cadadaa (B)

Habeen dambe waxaa la filayaa in ay fooda isdaraan xafadaha kala ah Howlwadag (A) iyo Isha (B),

Taaba gelinta Sanadkan Tartan Aqooneedka waa Radio Baidoa
,
halka Su’aal diyaarintuna ay tahay Baidoa International University BIU

Qore Shuuriye