Dhageyso Barnaamijka himilo} Toddobaadkan bandhiga Himilo waxaan ku falanqeyn doonnaa, ma haboontahay in qurba joogta Soomaaliyeed lagu dhiirigiliyo in ay ka qaybgalaan doorashada 2020? Fadlan nala wadaag fikradahaaga adigo hoos kusoo qoraysaa faallo ama adigo fariin qoraal nagu soodiraysaa ama adigo naga soowacaya 404. Fariimaha iyo wicitaanka labaduuba waa lacag la’aan.