Wafdi Balaaran oo uu Hogaaminayo Madaxweyne Ku Xigeenka Maamulka Puntland Cabdixamiin Cabdullahi Xaaji Cumar ayaa waxaa ay Maanta Gaareen Magaalada Kismaayo ee Xarunta Maamulka Jubbland
Masuuliyiintaani ka Socda Maamulka Puntland ayaa waxaa ay Magaalada Kismaayo uga qeyb Gali Donan oo Lagu casuumay Munaasabadda Caleema Saarka Gudoomiyaha Baarlamaanka Maamulka Jubba
Cabdiraxiim Cabdullaahi xaaji Cumar ”Cameey” Madxweyne Ku Xigeenka Maamulka Puntland ayaa waxaa Socdaalkiisa ku Wehlinayay Xildhibaano ka Tirsan Maamulka Puntland
Wafdiga ayaa waxaa Magalada Kismaayo kusoo Dhaweyay Masuuliyiin ka Tirsan Maamulka Ku Meel Gaarka ah ee Jubbaland