War Deg Deg ah: maxadawenaha koonfur galbeed iyo taliyaha waxada socdaalka iyo jinsiyadaha soomaaliya oo goordhaw soo gaaray baydhabo

waxaa goordhaw soo gaaray magaalada baydhabo wafdi uu hogaaminayo madaxweynaha maamulka koonfur galbeed soomaaliya shariif xasan Sheekh Aadan.

wafdiga madaxweyna ayaa waxaa ku wehliya safkiisa taliyaha waxda socdaalka iyo jinsiyadaha soomaaliya waxaana hada loosoo galbiyey wafdiga madxweynaha xaruunta madaxtooyada maamulka koonfur galbeed oo lafilayo in ay saxaafada kula hadlaan si uu madaxweynaha uga warbixiyo ujedka safaradiisa.