War Murtiyeed laga soo saaray Shirkii Madaxda D/goboleedyadda

Waxa goor dhow lagu soo gabagabeeyay Magaalada Kismaayo Shirkii Madaxda dowlad goboleedyadda ee ka socday halkaasi maalmihii lasoo dhaafay.

Haddaba Akhriso Qodobadda laga soo saaray Shirka.