Warbixintii Ugu Dambaysay Xaaladaq Dhuusa Mareeb.

0 482

Iyadoo Saakay ciidamo ka tirsan Ahlu sunna ay la wareegeen Magaalada Dhuusa Mareeb ee Gobolka Galgaduud ayaa Saraakiisha Ciidamada Ahlu Sunna waxay faah faahin ka bixiyeen dagaaladii ka dhacay Magaalada Dhuusa mareeb,
C/laahi galqoryaale oo ka mid ah Saraaiisha Ciidamada Ahlu Sunna oo la hadlay warfidiyeenada  ee Magaalada Muqdisho ayaa faah faahin ka bixiyay khasaaarihii ka dhashay dagaaladii ka dhacay Magaaladaasi.

Xaalada magaalada Dhuusa-mareeb ayaa haatan degan,waxaa dadka ay muujinayaan baqdin ku aadan in mar kale dagaal uu dhaco.

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.