Wasaaradda Arrimaha gudaha dowladaha hoose iyo dib u heshiisiinta dowlad goboleedka Koonfur Galbeed ayaa shaacisey liiska Golaha Deegaanka Degmada Diinsoor

Wasaaradda Arrimaha gudaha dowladaha hoose iyo dib u heshiisiinta dowlad goboleedka Koonfur Galbeed ayaa Maanta oo Isniin ah waxaa ay shaacisey liiska Xubnaha ay ka koobnaan doonaan Golaha deegaanka degmada Diinsoor ee Goboloka Baay.

Liiskaan ay soo saartay Wasaaradda ayaa ah mid ay ku heshiyeen beelaha wada dega degmada Diinsoor,kuwaasi oo dhawaan lagu wado in lasoo dhiso
Hoos Ka Akhriso Liiska Golaha deegaanka Degmada Diinsoor.