Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta Sare DFS oo Gaarey Degmada Beled xaawo

Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta Sare DFS Mudane Feysal Cumar Guuleed Iyo Wasiir ku xugeynka Wasaaradda Maaliyada Xukuumadda Federalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Shiiq Cali Qaloocow Iyo wafdi ay Hogaaminayaan ayaa safar dhulka ah ku tagay magaalada Balad Xaawo ee gobalka gado.

Wafdiga ayaa waxaan sidiiran u soo dhaweeyay maamulka dagmada Balad Xaawo iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada magaalada.

Wafdiga ayaa u kuur galaya xaaladda guud ee qeybo kamid ah Gobolka Gado ee dhanka Waxbarashadda.