Wasiirka Amniga oo looga yeeray Golaha Shacabka

Xildhibaannnada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa waxaa ay u yeereen in uu si deg deg ah ku hor yimaadaan Wasiirka Amniga Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Abuukar Isloow Ducaale iyo Hay’adaha kale ee Amniga ee hoostaga Wasaaradda.

Qoraal uu ku saxiixan yahay Xoghayaha Golaha shacabka Cabdi Kariin Xaaji Cabdi (Buux) ayaa looga dalbaday wasiirka Amniga iyo Hay’adaha kale ee Amniga in Maalinta Talaadada ee Beri ah ay hor tagaan Xarunta Golaha Shacabka.

Hoos Ka Akhriso Warqada Golaha Shacabka ee u yeerista Wasiirka Amniga Soomaaliya.