Waziir Sabriye oo gaarey Degmada Matabaan

Wasiirka Arrimaha gudaha Soomaaliya Cabdi Maxamed Sabriye ayaa ugu dambeyntii gaaray Degmada Matabaan ee gobolka Hiiraan oo ay gacanta ku haayeen ururka Ahlusunna.

Wasiirka ayaa la kulmay iska hor imad ku sameeyeen Ciidamo ka tirsan Ururka Ahlusunna, waxaana Ciidanka dowladda ay xoog ku galeen, islamarkaana ay saareen Ciidamadii Ahlusunna.

Odayaasha dhaqanka iyo qeybaha kala duwan ee bulshadda ayuu hadda kulamo kula leeyahay Magaalada Matabaan.

Ciidankii Ururka Ahlusunna ayaa ku sugan duleedka Magaalada

.