Wiil iyo Gabadh walaalo ah Oo lagu Dilay Muqdisho

Zaki Maxamud Kalafoge iyo walaashiis Sowdo Maxamud Kalafoge ayaa  ku geeriyooday isgoyska dabka iyagoo saaran mooto bajaaj.

Goobjoogayaal ayaa Risaala u xaqiijiyeen in ciidanka dilka geystay ay saarnaayeen gaari Cabdi Bile ah ,islamarkaana ay galbinayeen mid mid ah gawaarida aysan xabado karin.

Ciidanka booliska ayaa goobta ka qaaday Meydka labada Ruux.