Xaafada Wadajir -A oo ka badisey Xaafada Berdaale -A

WADAJIR OO KA ADKAATEY BERDAALE

Xaafada wadajir iyo xafada berdaale ee magalada baydhabo ayaa xalay ku tartamey Tartan Aqooneedka radio baidoa
Labadan xaafadood oo soo bandhigay Kartidooda aqooneed ayaa tartankooda waxa uu ku soo idlaaday 16 dhibcood oo ay la timid tartamiyasha xafada wadajir (A) iyo 6 dhibcood oo ay keensatay tartamiyasha xaafada berdaale (A)

Sidaas daraadeed waxaa caawa guusha la hoyday Tartamiyaasha xafada wadajir (A)
Haben dambe waxa la filayaa in ay fooda isdaraan xafadaha kala ah Isha (B) iyo Mursal (B),

Taaba gelinta Sanadkan Tartan Aqooneedka waa Radio Baidoa ,

halka Su’aal diyaarintuna ay tahay Baidoa International University BIU

Qore Shuuriye