Xasan Sh/Maxamuud oo Madaxweyne loo doortay Mar kale

Madaxweynaha 10aad Ee Soomaaliya ayaa Waxaa Ku guuleestay Mudane Xasan sheikh Mohamud.

Mudane Xasan Sheekh Maxamuud wuxuu noqday mas’uulkii ugu horreeyay ee si Dimuqraaddi ah ay Soomaaliya Madaxweyne loogu doortay 2012.

Sidoo kole Doorasho uu isagu qabanqaabiyay looga adkaaday 2017 ayuu si sharaf ah xilka ku wareejiyay.

Waa Madaxweynihii ugu horreeyay ee mar labaad la doorto.