Xildhibaanada Maamulka hirshabelle o maanta boqday Cisbitalka Degmada Mahadaay(Daawo sawiro)

Deegaan badan oo ka tirsan maamulka hirshabelle ayaa waxaa ka dilaacay xanuunka shuban biyoodka kaas oo inta la hubo ay u heeriyoodeen dad kor u dhaafaya 60dan ruux.

Waxaana waanta xildhibaano ka tairsan maamulka hir shabeelle ay booqasho ku tageen isbilka weyn ee magaalada Jowhar iyo degmada mahadaay ee gobolka shabellaha dhexe oo ay yaaleen dad kor u dhaafaya 150 ruux kuwaas oo uu soo ritay xanuunka shuban biyoodka.

Xildhibanadii booqday cisbitalka weyn ee magalada jowhar iyo degmada mahadaay waxaa ka mid ahaa xildhibaan maxamed cadoow oo kamid ah xildhibaanada maamulka hirshabelle ayagoona gaarsiyey cisbitaalka degmada Mahadaay Faleenbooyin iyo lacag waxa ay u qeybiyeen bukaanadii ku jiray cisbitaalka degmada mahadaay ee goblka shabellaha dhexe.

dsc03111

dsc03112

 

dsc03113

dsc03114

dsc03115