Maanta oo Sabti ah Waxaa Magaalada Muqdisho Kullan ku Leh Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya Kuwaasi oouu Dhawan Furmay Kala Fadhigoodii 6’aad
Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Waxaa Horyaal Andayaal Dhowr ah kuwaasi oo Looga Baahan Yahay in ay Meel Mariyaan
Diyaarinta Hindise Sharciyeedka Xakameynta Hubka.
Sameynta Sharciga Lagu dhisayo Guddiga Amniga Qaranka,
Hindise Sharciyeedka La Dagaalanka Argigixisada
Dhageysiga warbixinnada ay Xildhibaannadu kasoo diyaariyeen deegaannada ay metelaan oo Mudaneyaasha Baarlamaanku booqasho ku tageen intii lagu jiray fasaxa Kalfadhiga Golaha Shacabka.
Dhageysiga warbixin la xiriirta wax ka bedelka Xeer Hoosaadka Golaha Shacabka.
Mudnayaasha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxaa ay kazoo laabteen Fasax Ay Muddo Ku Maqnaayeen