Xildhibaankii 5aad oo Maanta lagu doortay Magaalada Baydhabo

Magaalada baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay waxaa weli ka socota doorashada qaar kamid ah Xildhibaannada Koonfur Galbeed, waxana goordhow halkaasi lagu doortay Xildhibaankii 5aad oo ka imaanaya degaannada Koonfur Galbeed.

Dr Xuseen Maxamed Daahir ayaa loo doortey Sanetorka 5aad Aqalka Sare ee Baarlamanka Soomaaliya ee laga soo doorto Koonfur Galbeed waxaana uu Heley Codad gaareya 71-cod halka Casam Maxamed Nur la Tartameyey uu Heley Codad gaareya 7-cod.

Waxana Halaabey Cod Gaareya -10cod