Maamulka Ximin iyo Xeeb ayaa waxaa uu Gaashaanka ku Dhuftay in ayna la Qabbin Qar ka Mid ah Saxiixayaasha Shirka maamul u Sameeynta Gobolada Dhexe Kuwaasi oo Maanta Sheegay in ay kala Direen Gudiga Farsamo ee Maamul u sameeynta Gobolada Dhexe
Madaxweyne Ku Xigeen Maamulka Ximin iyo Xeeb oo Warbaahinta la Hadlay aya waxaa uu sheegay in Shirka Jaraa’id ee Shalay Magaaada Cadaado ay ku Qabeen Madaxweynaha Maamulka Gal-mudug iyo Gudoomiyaha Gudigga Fulinta Ahlusunna Waljameeca ayna Ku Raacsaneeyn
Waxaa uu intaasi ku daray Madaxweyne ku Xigeen Maamulka Ximin iyo xeeb ayaa waxaa uu sheegay in Hadalka kazoo Yeeray Cabdi qeybdiid uu yahay Mid aan loo Fiirsan Islamarkaana Ximin iyo Xeeb ay ka Madax Banan tahay
Shirka ka socda Magaalada Cadaado ayaa Galay Fara Isku Taagii Ugu Xummaa