Maamulka horyaalka talyaaniga ayaa ku dhawaaqay isbadal lagu sameeyay balse waxa ugu weyn ee la ogaaday waa xiliga kulanka Juventus iyo Napoli ay ciyaari doona isbuuca 34-aad, waxaana la ciyaari doonaa 22-ka April.
Hadii Bianconerri ay uso baxdo wareega Semi Final-ka koobka waxaa loo badali doonaa maalinta sabtida ah si ay kooxda u hesho waqti badan oo ay isugu diyaarineyso kulamada dhici doona 24-ka ama 25-ka.
Hadii ay sidaas dhacdo kulanka Ac Milan iyo Benevento ayaa loo badali doonaa oo laga dhigi doonaa maalinta Axadda.
ISBADALKA LA SAMEEYAY:
Isbuuca 34-aad:
Spal-Roma – 14.00, Saturday April 21
Sassuolo-Fiorentina – 17.00, Saturday April 21
Milan-Benevento – 19.45, Saturday April 22
Cagliari-Bologna – 11.30, Sunday April 22
Juventus-Napoli – 19.45, Sunday April 22
Genoa-Verona – 19.45, Monday April 23
Isbuuca 35-aad:
Roma-Verona – 17.00, Saturday April 28
Inter-Juventus – 19.45, Saturday April 28
Crotone-Sassuolo – 11.30, Sunday April 29
Fiorentina-Napoli – 17.00, Sunday April 29
Torino-Lazio – 19.45, Sunday April 29
Isbuuca 36-aad:
Milan-Verona – 17.00, Saturday May 5
Juventus-Bologna – 19.45, Saturday May 5
Udinese-Inter – 11.30, Sunday May 6
Sassuolo-Sampdoria – 17.00, Sunday May 6
Cagliari-Roma, 19.45, Sunday May 6