Xiriirka Kubbada Cagta Degmada Baydhabo oo soo bandhigey isku aadka Kooxaha

Xiriirka Kubadda Cagta Demada Baydhabo Ayaa Soosaarey Isku Aadka Wareegyada Tartanka Kooxaha Kubadda Cagta Heerka Sedaxaad Ee Degmada Baydhabo.
Tartankan Ayaa Waxaa Kaqeybgalaya 33 Naadi Oo Heerka SERIA C Ah Kuwaasi Oo Iskusoo Diiwaangaliyey Inay Kaqeybqaataan Horyaalka Heerka Sedaxaad Ee Degmada Baydhabo.
Tartanka Horyaalka Heerka Sedaxaad Ayaa Baydhabo Kafurmi doono Maalinta Arbacada Oo Taariikhdu Ay Tahay 11/07/2018.
Guddiga Xiriirka Kubadda Cagta Baydhabo Ayaa Dadaalo badan Kubixinayo Sidii Loo Soo saari Lahaa Cayaartoy Leh Xirfada Kubadda Cagta Kuwaasi oo Heli doono Fursado Kaladuwan Oo ah Inay Gaaraan ilaa Heerka Gobolka.
Baydhabo Ayaa Waxaa Kajira Naadiyaaal Kaladuwan Oo Leh Heerarka Koowaad,Labaad,iyo Sedaxaad.
(HALKAN HOOSE KALA SOCO ISKU AADKA)