Xubnaha golaha degaanka Boosaaso oo lagu dhawaaqay(Akhriso Magacyadooda)

Waxaa goordhow magaalada Boosaaso looga dhawaaqay liiska xildhibaanada golaha degaanka degmada Boosaaso kuwaasoo ka kooban 31 xubnood.

Liiska xildhibaanada kamid noqonaya golaha deegaanka Boosaaso waxaa kasoo muuqday duqa kumeel gaarka ah ee Boosaaso ahna musharax u taagan duqa Boosaaso iyo musharaxiin kale oo u taagan qabashada gudoonka golaha degaanka degmada Boosaaso.